(Sawirro) Ciidanka Puntland oo guluf dagaal ka wada duleedka Boosaaso

Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa maalintii 2aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada duleedka magaalada Boosaaso iyo degaanada ku teedsan Buuraleyda Galgala. Hawlgalka ayaa daba socday weerarkii Al-Shabaab habeen hore ku qaadeen xabsiga wayn ee magaalada Boosaaso, kaasoo uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Howlgalka ayaa intii uu socday … Continue reading (Sawirro) Ciidanka Puntland oo guluf dagaal ka wada duleedka Boosaaso